X

Xisbiga Dumuqraadiga Oo Wada Qorshe Madaxweynaha La Doortay Donald Trump Lagu Carqaladeeyo Iyo Mudahaaraadyo Is Qabsaday Maraykanka

Araweelo News Network

Washington(ANN)Dad ka cabsi qaba xilliga Madaxweynanimo ee Donald Trump, ayaa banaanbaxyo ka wada Gobolada dalka Maraykanka qaarkood, kuwaas oo wada banaanbaxyo nabadeed oo ay ka qayb qaadanayaan kumanaan ruux.

Dhinaca kale waxa xilligan ay xisbiga Dumuqraadiga ee uu Mr. Donald Trump ka badiyey doorashada qorshaynayaan inay si kale uga hor istaagaan kursiga.

Halkan ka Daawo

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post