X

Osama Bin Laden Oo Qoyskiisa Qaar Ka Mid Ah Diyaarad La Dhacday

London(ANN)Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Duleedka Magaalada London ayaa sababay dhimashada qayb ka mid ah qoyska Hoggaamiyihii Al-Qaida Osama Bin Laden oo ay ku nafwaayeen Afar qof oo ka mid ah Qoyska Osama.
Diyaaradda oo ahayd mid gaar loo leeyahay, ayaa dhacday Jimcihii shalay, waxayna Booliska Britain sheegeen in ay ka qayb qaadanayaan baadhista sababta shilkaa Diyaaradda Safiirka ayaa u diray tacsi Qoyska Bin Laden, balse ma sheegin kuwa ay ahaayeen Afarta qof ee ku dhintay shilkaa aan weli la aqoonsan sababta dhalisay.

Sidoo kale Booliska Britain ayaa sheegay in Maydadka dadkii ku dhintay shilka Diyaaradda loo duulinayo dhinaca dalka Sucuudiga ee ay kasoo jeedaan Qoyska reer Binu Laden.

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post