X

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-dhigay Wadada Xidhiidhisa Wajaale Iyo Kala-Baydh

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay did-u-dhiska Wadada isku xidha Magaalo ganacsiyeeda Wajaale iyo Kala-Baydh.

Dhowaan, ayaa dib-u-dhiska wadada lagu bixiyay qandaraas dhawr Milyan oo dollar ah, kaas oo ay ku guulaysatay shirkadda dhismaha ee uu leeyahay Ganacsade Suldaan Cabdirisaaq Maxamed Faraax (Cummaani).

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadal kooban ka jeediyay munaasibada uu ku dhagax dhigay Wadada Wajaale iyo Kala-baydh.

Halkan Ka Daawo.

https://youtu.be/Qu7HaMgw45E

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post