X

Gollaha Wakiillada Somaliland Oo Ka jawaabay faragelinta Guddida Arrimaha Gudduhu Ku Dabaasheen Arrimaha Fulinta

Guddoomiye Yaasiin Maxamuud Xiir "Faratoon" Image Araweelo News Network. 23 July 2023.

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa waxba kama jiraan ka dhigay qoraal kasoo baxay Guddida Gollaha Wakiillada ee Arrimaha Guddaha, kuwaas oo daadafeeyay qoraal xukuumaddu ku joojisay doorashada la sheegay in ay ka dhacday Gebilay ee Maayarka cusub todobaadkan, taas oo murran sharci dhalisay.

Guddoomiye Yaasiin Maxamuud Xiir, wuxuu qoraalka kasoo baxay maanta xafiiskiisa ku sheegay in qoraalka ay guddi hoosaadka gollaha wakiillada ee arrimaha guddaha ee uu ku saxeexnaa Eng. Aadan Cismaan oo guddoomiye u ah aannay ahayn mid harci ah, isla markaana aanay xaq u lahayn innay farageliyaan go’aamada hay’addaha dawladda iyo maamulka.

Qoraalka kasoo baxay shirgudoonka ayaa u dhignaa sidan:-

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post