X

Xullufadda NATO Ee Maraykanku Hoggaamiyo Oo Ka Walaacsan Joogitaanka Wager Ee Belarus

Russian Army, known as Wagner of the private military company PMC. Image file Araweelo News Network. 18November 2021.

Ra’iisal Wasaaraha Poland Oo Ka Digay Khatarta Soo Waajahday NATO

#Araweelo_News_Network.

 

Warsaw(ANN)-Dalalka ku bahoobay Nadiga NATO ee xullufada Maraykanka, ayaa ka walaacsan khatar kasoo fool leh xadka Poland oo laga cabsi qabo innay dagaal ka bilaabaan kooxda Wagner ee calooshood u shaqaystayaasha.

 

Milateriga Poland ayaa dib u daadulaya cutubyo baddan oo ku dhow xadka uu la wadaago Belarus. Arrintan cabsida ah ayaa timi kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in kooxda calooshood u shaqeystayaasha ee Wagner ee Ruushka ay tababar ku siiyeen askarta Belarusian ee aagga xadka ay la wadaagto Poland.

Cabsida ayaa sii korodhay, kaddib markii warbaahinta Poland oo soo xiganay dadka ku sugan Poland ee u dhow xuduudka ay soo sheegeen innay maqlayeen rasaas iyo diyaarado Helicopters ah, kuwaas oo dhaqdhaqaaq Millateri ka waday aagga, iyadoo Warsaw ay hore ugu dirtay aagga ciidamo dheeri ah si ay u xoojiyaan ammaanka xudduudda Belarus horaantii bishii hore.

 

Dhinaca kale, Ra’iisal wasaaraha Poland Mateusz Jakub Morawiecki ayaa sheegay in joogitaanka Wagner ee sii kordhaya dalka Belarus ay tahay khatar sii kordhaysa oo ku wajahan Poland iyo NATO, isagoo xusay innay in aagga cabsida laga qabo ee xadka Poland meel aan ka fogayn ay joogaan ilaa 3000, oo Wagner, kuwaas oo aan waddan dubaabado, laaakiin wuxuu u sheegay warbaahinta Mateusz Morawiercki inay sitaan kooxda Wagner ee ku sugan halkaa hub khatar ah.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post