X
    Categories: Warar

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Jaantus Ku Shaxaysan Waxqabadkeeda Mudadii Shanta sannadood

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa soo saartay Jaantus shaxaysan oo lagu muujiyay guulaha ay aamisantahay Xukuumaddu inay gaadhay iyo waxqabad ay sheegtay inay wax kaga qabatay adeegyada asaasiga ah, siyaasada iyo dhaqaalaha dalka mudadii shanta sanadood ahayd ee ay xukunka haysay.

Qoraalka shaxda iyo Jaantuska oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland, wuxuu u dhignaa sidan:-
“Jaantus kooban oo Muujinaya kor u socodka Waxqabadka Xukuumada JSL

Biyaha
Waxqabadka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Sanadaha 2010-2015
NN Gobolka

Tirada Ceelasha Dhaadheer iyo Sanadka La Qoday

Isgarabdhig Waxqabadka Mudadii Dawladda Kulmiye Talada Wadanka
Gacanta Ku Haysay Iyo Dawladihii Ka Horeeyey

Bushaarada Biyaha Hargeysa
Hadda Hargeysa waxaa soo gaadha 9Million oo litir, dhamaadka mashruucan biyo balaadhinta kadib waxaa soo gaadhi doonna 20Million oo litir!
Deeq-Biyeyaasha mashaariicda biyo balaadhinta Caasimada Hargeysa la wada Wakaalada Biyaha Hargeysa

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 4764409

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post