Hargeysa (ANN)-Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay awaamiir samaynay gaadiidka si loo xakameeyo   shilalka sii baddanaya ee qaarkood ay sababaan gaadiidka lagu xidho laydhadhka aan ku haboonayn, isla markaana khatar ku ah Caafimaadka Bulashada.

 

Qoraal kasoo baxay wasaaradda gaadiidka ayaa lagu amray Ciidanka Nabadgelyada wadooyinka.

Qoraalka kasoo baxay Wasaaaradda oo uu ku saxeexna wasiir ku xigeenka gaadiidka iyo  Horrrumarinta Somaliland Maxamed Cabdimaalik Axmed .

Halkan hoose ka akhri qoraalka