X
    Categories: Warar

Xukuumadda Somaliland Jawaab Ka Bixisay Dhawaaq Qaranimadeeda Lagu Weeraray Daawo Jawaabta Somalia

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay dhawaaq kasoo yeedhay Xukuumadda Somalia, kaas oo lagu weeraray qaranimadeeda. Kadib shirkii madaxda Somalia uga furmay sabtidii magaalada Muqdisho ee natiijadiisu noqotay bur-burka.

Xukuumadda Somaliland oo daba socotay dhawaaq kasoo baxay furitaankii shirkaa Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ku waajahnaa Somaliland, waxa jawaab ka bixiyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa.

Jawaabta Xukuumadda Somaliland ee ku waajahan Maamulka taagta daran ee Somalia, halkan ka Daawo.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post