X
    Categories: Warar

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay in Lasoo Afjaro Dagaalka Yemen

New York (ANN)Xoghaya guud we Qaramada Midoobay Ban ki-moon, ayaa ku baaqay in lasoo afjaro dagaalka Yemen, island markaana dhinacyada ku dagaalamaya Yemen ay miiska wadahadalka isugu yimaadàan. ban kin-moon wuxu sheegay in aan dunidu doonayn   inay dunidu daawato xaalada Yemen intake ay u ekaanay waxa ka dhacaya Syria I yo Libya.               xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay wuxuu ka diinay inay Iran taageero milateri siiso Yemen too ay qayb ka noqoto isla markaana  qayb ka noqoto xaalada dagaalka Yemen.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post