X
    Categories: Warar

Xildhibaanada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xadhiga Muqtaar Rooboow Kana Digay In Dalalka Eretrea Iyo Ethiopia Ay Farageliyaan Siyaasadooda

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Photo File Araweelo News Network

 Muqdisho(ANN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka digay faragelin ay sheegeen in dalalka Eretrea iyo Ethiopia ku hayaan siyaasada gudaha ee Soomaaliya, sidoo kale waxay canbaareeyeen falkii SheekhMuqtaar Rooboow Abu Mansuur lagu xidhay.

Sidaana waxa lagu sheegay baaq ku waajahan Xukuumadda Madaxweyne Farmaajo, AMISOM iyo dalalka taageera Soomaaliya.

Qoraalka ay soo saareen xildhibaanada la baxay Badbaado qaran, ayaa u dhignaa sidan:-

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post