X
    Categories: Warar

Xildhibaan Sheegay In Gen, Gaafoow Galay Heshiiska Norway Kusoo Celinay Soomaalida

Araweelo News Network
Mogadishu(ANN)Xildhibaan ka mid ah kuwa Dawlada Federaalka Somalia, ayaa kashifay Heshiiskii Xukuumadda Xasan Sheekh la gashay Dawlada Norway, kaas oo ogolaanaya in kumanaan Soomaali oo haysta dhalashada Dalka Norway lagu celinayo Somalia.

Xildhibaanka, ayaa sheegay in Taliyaha Laanta Socdaalka Somalia Gaafaw Qariyey jiritaanka Heshiiskaa oo wax laga weydiiyay, balse waxa uu xusay in heshiiskaa oo saamaynaya Bulshada Somalida Yurub Gaar ahaan kuwa ku dhaqan dalka Norway uu dhigayo in lagu celiyo Somaliya , balse waxa uu sheegay in uu la xidhiidhay Wasiirka Arimaha Dibeda Norway Børge Brende, kaas oo sida uu xusay u sheegay, isla markaana u Cadeeyey In Heshiisku Dhacay Laguna Bilaabayo 500 Qof oo Soomaalida Norway.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post