Nairobi(ANN) Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay xilkaqaadista Guddoomiyaha Aqlabiyada baaralamanka Kenya, kadib markii ay Xildhibaanada Jubilee u gudbiyeen Madaxweynaha qoraal ay saxeexeen , iyadoo markaa kadib Madaxwaynuhu soo saaray warqad xilka lagaga qaadayo Guddoomiyaha.
Xildhibaan Aadan Barre, oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka NFD ee dhulaka Soomaalida ee Kenya, oo ka hadlay dareenkiisa xilka laga qaaday ,ayaa idaacada BBC ee laanta afka Somaaliga u sheegay , in culeys weyn uu hataan ka dhacay, isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay.
Mar la waydiiyay sababta xilka looga qaaday waxa uu yidhi Xildhibaanku, ‘waxaan eersaday garan maayo, Madaxweynahu waa uu i amaanay, in aan shaqadeyda kasoo baxayna wuu sheegay, Shabakada araweelo news ayaa habeen hore baahisay in koley se waa la ogaan doonaa, laakin hadda waxaan ahay nin shaqadii loo dhiibay kasoo baxay”
Shabakada araweelo news ayaa habeen hore baahisay in Xildhibaano gaadhaya 130, oo katirsan baarlamaanka Kenya ay saxeexeen mooshin soo jeedin ah oo ahaa warqad xilka qaadis ka gudbiyeen , taas oo loo gudbiyeen guddoomiyaha xisbiga Jubilee oo ah Madaxweyne Uhuru, si uu u saxeexo xilka qaadista Xildhibaan Aadan Barre Ducaale.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences and repeat visits. By clicking “Accept”, you consent to the use of ALL the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the ...
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.