X

Xidhiidhka Ka Dhexeeya Buurta Almis iyo Suurada 7aad Quraanka Kariimka

#Araweelo_News_Network.

Xidhiidhka Ka Dhexeeya Buurta almis iyo Suurada 7aad Quraanka Kariimka

Daraasad Iba-furay Wax baddan

Suuraddaha Quraanka suuradda 7aad waxa la yidhahda Al acraaf waxa ay ku bilaabanta ayaada kowaad Aliflaammiim saad culimadu waxaay اعلماللهhadda waxa jirra ereyga Ilaahay inoo gudbiyay ee aayaddaha Quraanka ku jira Macnihiisana la garan wayay luqadda Soomaaliga waxay ku noqonaysaa kelmada (-المصAlmis )oo ah buur ku talla Somaliland suuraddan al acraaf waa suurada todobaad sidaa daraadeed haddii aan dhinac kale ka eegno buurtan waxa ku dhex talla dalkii laysku odhan jirey Soomaliya.

Dhinac kale hadaan ka eegno Buurta waxa ka baxa geed la yidhahdo( Kulan) . Kulanka waa geed ka mid ah geedaha laga sameeyo saliidda nooca la yidhahdo olive  oo laga sameeyo Saliid zeytuunka.

W/Q. Cabdisalaam Mohamed Cabaas (Duncarbeed)

Mawduucan waxad kaga bogataa halkan hoose riix.

https://usercontent.one/wp/www.araweelonews.com/wp-content/uploads/2024/03/Xidhiidhka-ka-dhexeeya-Buurta-Almis-iyo-Suurada-7aad-ee-Quraanka.pdf

 

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post