X
    Categories: Warar

Xaalada Magaalada Hargeysa Oo Kacsan Ciidamada Booliska Oo Albaabada U Làabay Huteelo Iyo Maxkamadda Sare Oo Go,aan Kasoo Saartay Dacwad Mucaaadku U Gudbiyay

Hargeysa(ANN)Xaalada magaalada Hargeysa ayaa is bedeshay saaka. Kadib markii any saaka ku wàaberiisteen ciidamada Booliska oo lasoo dhoobay magaalada I yo Hutelada waaweyn ee Caasimada.

Arrintan ayaa ka danbaysay kadib markii mucaaradku ku baaqeen shir qaran, taas oo xukuumadu ku tilmaamantay mid aan qabashadiisu waafaqsanayn Dastuurka dalka, balse mucaaradka ayaa markaa kadib u gudbiyay maxkamadda sare dacwad la xidhiidha arrintaa, waxayna maxkamadda sare soo saartay saaka go,aan ku Saab San dacwada oo ay ku sheegtay inay xaq u leeyihiin I nay qabsadaan si waafaqsan dastuurka iyo xeerarka dalka.
Maxkamada ayaa sidoo kale ku amartay in dhinacyada doorashadu khusaysaa deg deg usoo afjaraan muranka ka taagan.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post