X
    Categories: Warar

xaalada Hargeysa ku Waaberiisatay Saaka

Hargeysa(ANN)Magaalada Caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa saaka ku waaberiisatay jaw ka duwan kii xalay magaaladu ku kala hoyatay, waxa  saaka wadooyinka waawyn ee  magaalada lasoo dhobay ciidamo Boolis ah, kuwaas too gaadiidadka  iyo dadka laba lugoodka ah  u diiday I nay maraan jidka laamigamuhiimka ah ee Madaxtooyada horteeda mara’

Arritan is bedelka jawiga càasimada Hargeysa, ayaa ka danbeeyay. Kadib mudaharaad uu ku baaqay xisbiga ugu weyn mucaaradka we WADDANI, kaas too ka digay in xukuumadda muddo-kordhin sanad ka baddan loo sameeyo.

Dhinaca kale golaha guurtida ayaa sàaka ku dhwaaqaya go,aanka muddooyinkan la hadalhayay we muddo.-kordhinta, iyadoo xildhibaanadu kaso xaadireen saaka golaha , island markaana saacadaha soo socda laga filayo inay soon saaraan go,aanka muddo.-kordhinta.

Wixii kasoo kordha Kayla soco shebekada Araweelo News Network

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post