X
    Categories: Warar

Weriye U Dhashay Somaliland Oo Maamulka Kulilka Shanaad Ee Ethiopia Xoriyadiisa Usoo Celiyeen

Araweelo News Network

Wajaale(ANN)Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo u dhashay Somaliland, isla markaama ka hawlgeli jiray mid ka mid ah Telefishanada Madaxbanaan ee Somaliland ayaa loo celiyay Xoriyadiisii. kadib markii Maamulka Kililka shanaad ee Ethiopia u xidhnaa tan iyo badhtamihii bishii hore.
Dadka deegaanka Wajaale iyo Gebilay ayaa si Balaadhan usoo dhoweeyay soo deynta Weriyaha oo xoriyadiisa loo celiyay maanta. kadib markii Xukuumadda Somaliland u dirtay Wefdi xubno wasiiro ah iyo Haweenayda Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland, kuwaas oo ku guulaysatay inay maamulka Kililka Shanaad kasoo daayaan Weriye Mukhtaar oo muddo Bil ah ku xidhnaa magaalada Jigjiga.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post