X
    Categories: Warar

Wejigii Labaad Ee Dhismaha Wadada Ceergaabo Oo La Dhagax Dhigay Iyo Fariin Ku Waajahan Qurba-jooga Reer Sanaag

Ceergaabo(ANN)Wejigii Labaad ee dhismaha Wadad Ceergaabo, ayaa la dhagax dhigay kadib markii lasoo gebagebeeyay 10KM oo la saaray Daamurka, taas oo dhinaca Magaalada Ceergaabo laga soo bilaabay, iyadoo 10KM oo kalena waqtigan wax yar u hadhsan yihiin, isla markaana maalmaha soo socda la dhigayo Daamurka.

Wejiga Labaad oo ah 20KM, ayaa la dhagax dhigay, kadib markii ay Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji Cali oo safarkii tobanka Maalmood ee ahaa Madaxweynaha uga baydhay dhinaca gobolka Sanaag.

Munaasibada loo qabtay dhagax dhiga oo ay ka hadleen masuuliyiinta gobolka iyo wefdiga Wasiirka Madaxtooyadda ee Heer Qaran Xisri Xaaji Cali, ayaa lagaga waramay qorshaha iyo sida wadada loo qaybiyay, waxaana fariin ku waajahan dadweynaha gobolka Sanaag, gaar ahaan Ceergaabo iyo weliba Qurbajooga Sanaag Fariin loo mariyay warbaahinta.

Halkan Ka Daawo Riix.

Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post