X
    Categories: Warar

Wefti Uu Hoggaaminayo Safiirka Imaaraadka Carabta U Fadhiya Somaliland Oo Ka Socda Hay’adda Khalifa Foundation Oo Soo Gaadhay Hargeysa

Araweelo News Network


Hargeysa(ANN)-Wefdi ka socda Hay’adda Caawimooyinka Khalifa Foundation ee Dalka Imaaraadka oo uu hoggaaminayo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta Ambassador Baashe Cawil, ayaa soo gaadhay maanta magaalada Hargeysa.

Wefdiga oo ay madaarka Egal International Airport kusoo dhoweeyeen Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil iyo Guddoomiyaha Diiwaangelinta Zekadda ee Somaliland, ayaa ka hadlay ujeedada socdaalkooda.

Halkan ka Daawo

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post