X
    Categories: Warar

Wefdigii Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan layeeshey Wasiirka Madaxtooyda Imaaradka: Daawo

Araweelo News Network

Dubai(ANN)-Wefdigii Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo wefdi uu hoggaaminayay oo gaadhay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa Kulan layeeshey Wasiirka Madaxtooyda Imaaradka Shekh Mansoor Bin Zayid Al Nahyan, isla markaana ah Mulkiilaha Kooxda Kubada Cagata Mangester City.

Sidoo Kale Mahamed Sef oo madax ka ah Hay’adda Abu Dhabi Fund for Development (ADFD) ayaa ka mid ahaa Madaxda ay la kulmeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo wfdigiisa.

Halkan ka Daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post