X
    Categories: Warar

Wefdiga Xukuumadda Ee Kasoo Laabtay Dubai Iyo Jawaabaha Ay Ka Bixiyeen Heshiiskii DP. World

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Weftigii maalmahan ku sugnaa Isu-tagga Imaaraadka Carabta una joogay sii taabo gelinta wejiga labaad ee heshiiska dekeda Caalamiga ah ee Berbera ayaa Saaka Subaxnimadii hore ku soo laabtay Dalka.

Waxaanay warbixin ka siiyeen bahda Saxaafada ujeedada safarkooda iyo waxa ku soo kordhay heshiiskii ay hore ula galeen shirkada caalamiga ah ee DP World, iyadoo uu si qoto dheer uga hadlay Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-xoor).

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post