Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Wefti Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo maalmahan Safar ku joogay Dalka Ethiopia, ayaa Maanta ku soo laabtay Dalka Kana Hadlay Ujeedada Socdaalkooda iyo Kulan ay la yeesheen Raisal Wasaaraha Ethiopia.
Halkan ka Daawo.