X
    Categories: Warar

Weeraro Iyo Qaraxyo Al-shabàab La Beegsatay Xarumaha Wasaaraddaha Tacliinta Iyo Batroolka Ee Muqdisho

Mogadishu(ANN)Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay guddaha hore ee  dhismayaasha Xarumaha Wasaaraddaha Tacliinta I yo Batroolka ee  Muqdisho .kaddib markii Baabuur laga  soon buuxiyay waxyaabaha qarxa Lala beegsaday maanta.

Warar hordhac ah ayàa sheegaya in Qaraxyada kaddib ay dhismayaasha guddaha u galeen dablay hubaysan oo aan tiradooda la ogayn.

Ku dhowaad 10 of, ayaa wararka hordhaca ah sheegayaan inay  ku dhinteen, waxàana weli lags maqlayaa dhismayàasa oo u  dhow Km4, dhawaaqa rasaasta.

 

Al-shabaab ayaa shèegatay weerarka oo weli  socda, balse wasiirka Amniga, ayaa good dhowayd boggiisa twiter-ka ku qoray in lasoo afjaray weerarka.

wixii kasoo kordha kala  soco Araweelonews.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post