X
    Categories: Warar

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Xisri Oo Sheegay In Aanay Xukuumaddu Waxba Ka Qaban Dhibaatada Tahriibta Xalku Aanu Ahayn Tallo Qaran

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali ayaa sheegay in aanay waxba ka qaban dhibaatada tahriibta mudadii uu Jokarka ka ahaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
Xisri, wuxuuna sheegay in aanu xalku ahayn tallo qaran, isagoo yidhi, “Xukuumadda markii aan ka mid ka ahaa iyo ilaa iminka waxba lagama qaban dhibaatada Tahriibta oo way socotay, mana aha xal Tallo qaran, sababtoo ah hore ayaa tallo qaran loogu baaqaytoban jeer oo aanay waxba uga socon”
Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda, wuxuu sidaa ku sheegay mar uu la hadlay Telefishnka StarTv, wuxuuna tilmaamay sida uu xal u arko dhibaatada oo uu sheegay in aanay ahayn mid la hakin karayo.
Halkan Ka Daawo

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post