X
    Categories: Warar

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Cabashooyin La Buun-buuniyay

Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL. Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Shaqaalaha wasaaradda qaar ka mid ah, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey cabashooyin ka muujinayay shaqadooda.
Wasiir Cukuse oo kulankaa kadib saxaafada la hadlay, ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan wixii tabsho ah, balse waxa uu sheegay in cabashada qaar ka mid ah shaqaalaha la buun-buuniyay, wuxuuna xusay in guddi loo saaray wixii ay ka cabanayeen shaqaaluhu.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, wuxuu isagoo arrimahaa ka hadlaya yidhi, sidan:-
Riix Halkan
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post