X
    Categories: Warar

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Oo Kulan Balaadhan La Yeeshay Odayaasha Burco

Burco(ANN)Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan oo safar ugu maqnaa deegaamo ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa magaalada Burco kulan kula yeeshay Odayaasha iyo waxgaradka.

Kulanka dhexmaray Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi iyo Wasiir Dawlaha Maaliyadda Somaliland oo uu weheliyo Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, waxa lagaga hadlay dhawr arrimood oo muhiim ah.

Halkan ka Daawo Kulankaa oo dhamaystiran Riix.

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post