X
    Categories: Warar

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Qiray In Diyaarado Aan La Aqoonsan Hawlgalo Ka Fuliyeen Gudaha Somaliland

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)- “Way Jirtaa in Diyaarado wax ku tureen gudaha Somaliland, waxyana ahayd kayn cidla ah, balse lama hubo waxay tureen wuxuu yahay.” Sidaa waxa yidhi Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon ) oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo maanta Golaha Wakiilada ee JSL cod aqlabiyadah ku ansixiyeen kadib markii Madaxweynaha JSL uu u Magacaabay dhowaan inuu noqdo wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland.
Hadalka Wasiirka, ayaa ka danbeeyay kadib markii dhowaan Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan waxaba kama jiraan ka dhigay in ay diyaarado aan la aqoonsan hawlgalo ka fuliyeen deegaamada Oodweyne iyo Saylac ee gudaha Somaliland.

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post