X
    Categories: Warar

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dhawaaqyada Mucaaradka Ee Dhamaadka Mudada Xukuumadda Iyo Hawlaha Diiwaangelinta

Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa ka hadlay eedaymaha mucaaradka ee dhinaca dib u dhaca doorashada iyo muddo kordhinta ay marar baddan xukuumadda ku eedeeyeen inay qiil u raadinayso.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay arrimaha Diiwaangelinta Medeniga ah, diiwaangelinta Codbixiyayaasha iyo xaalada dalka.
Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Warancade, wuxuu arrimahaa kaga hadlay Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa, kaas oo kusoo beegmay xili saacadihii u danbeeyay hoggamiyayaasha mucaardka Somaliland xukuumadda Madaxweyne ku dhaleecaynayaan inay dib u dhac ku yimaada doorashada sabab u tahay, iyagoo ugu baaqay in marka la gaadho dhamaadka mudada xukuumadda haddii aan doorashooyin ka dhicin dalka la kala diro xukuumadda iyo golayasha, isla markaana lasoo dhiso dawlad dalka gaadhsiisa doorashooyin xor ah.
Warka wasiirka Arrimaha Guddaha Warancade oo dhmaystiran Riix Halkan

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post