Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Wasiiradda Madaxtooyadda, Warfaafinta Iyo Duulista Hawadda Somaliland, ayaa shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen kaga hadlay safar ay ugu baxay dalka Ethiopia, ayaa ka hadlay ujeedada safarkooda iyo arrimo kale.
Halkan ka Daawo Wasiiradda oo sharaxaya ujeedad safarkooda iyo su’aalihii la weydiiyay.
Wasiir Maxamuud Xaashi
Suaasha iyo Jawaabta Wasiirka la waydiyey ee Dagaalka Yemen
Wasiir Cadaani Oo ka Hadlay Saldhiga Imaaraadku Waydiistay Somaliland ee Berbera
Wasiir Farxaan Oo Faahfaahin ka Bixiyey Ujeedada Xukuumada ee Saldhiga Militeri iyo Safarka Itoobiya