X
    Categories: Warar

Wasiir Xirsi Oo Madal Madaxweyne Siilaanyo Fadhiyo Fariin Dadban Ugu Diray Kornaylada Loolanku Ka Dhexeeyo Ee KULMIYE

London(ANN)Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan oo ka mid ah wefdiga Madaxweyne Silaanyo ee ku sugan London, ayaa sheegay in hàlgankii dàlka loo soo galay aanu cidna u noqonayn CV, wuxuuna ku tlmaamay halgankaà mid dàlka in la xoreeyo ujeedafisu ahayd oo keliya.

 

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland  Xirsi Cali Xaji Xasan wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale kaga hadlay mar uu  tariikhdii kala duwanayd ee loo soo maray tilmaan ka bixinayay, isagoo xuay  in halganadii kala duwanaa ee dalka losoo galay ay ahayeen kuwo muwaadin kasta xaq loogu lahaa inuu nafta iyo maalkaba u huro ciidisa, geesta kale wuxuu Wasiirka Madaxtooyada ka dhawaajiyWasiir Xirsi Cali Xaji Xasan wuxuu si mugleh uga waramay tariikhdii kala duwanayd ee loo soo maray tilmaamay in halganadii kala duwana ee wadanka losoo galay ay ahayeen kuwo muwaadin kasta xaq loogu laha inuu nafta iyo maalkaba u huro ciidisa, bàlse Wuxuu sheegay  in aanay halganadaasi noqonayn CV- lagu shaqo tago, ama shaqo lagu raadsado ee  ay ahayeen oo keliya  wax ciida iyo dalka loo galay waddanku uu u qalmo intaas iyo in kabadan.

Munaasibada Wasiirka Madaxtooyadu kà sheegay hadalkan oo loo fasirtay inuu kuwaajahanyahay Kornaylada Xisbiga Kulmiye oo loolan adag ka dhexeeyo Kooxda Wasiirka Madaxtooyadda.

ay in aanay halganadaasi noqonayn CV- lagu shaqo tago ama shaqo lagu raadsado, balse ay ahayeen wax ciida iyo dalka loo galay waddanku uu u qalmo intaas iyo in kabadan.

 

Munaasibada waxa kale oo hadalo ka jeediyay,Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye) oo ka waramay ahmiyada nabadu leedahay, isagoo ka sheekeeyay marxaladihii ay soo martay nabada Gobolada Bari iyo gogoshi uu Madaxweynuhu fidiyay, wuxuuna Wasiirka Caafimaadku waano u diray guud ahaan bulshada Somaliland gaar ahaan Gobolka Awdal.

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa isna khudbad dheer ka jeediyay madashii Shirka Jaaliyada, wuxuuna si gaar ah uga hadlay arrimaha Doorashooyinka iyo khilaafka Xisbiga KULMIYE,wuxuuna  tageerayaasha Xisbul Xaakimka ugu bushaareeyay in KULMIYE leeyahay Madaxweyne aasaasihii Xisbiga ah,isla martkaana aanay  waxba  ka xumaanayn

 

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post