Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta xilkii wareejiyay Wasiirka Cusub ee wasaaradda Saxardiid Cadaani, ayaa ka waramay mushkilada wasaaradda uu xilkeeda wareejinayo Iyo mudadii uu xilka hayay caqabadaha ka hor yimi.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay waxyaabaha uu qabtay iyo wixii u qorshaysnaa, isagoo dhinaca kale xusay qaabka loo qoro shaqaalaha wasaaradda marka loo eego warbaahinta gaarka loo leeyahay.
Halkan ka daawo riix munaasibada xil warerjita