X

Warbixintii Ugu Naxdinta Iyo Murrugada Badnayd Ee Hay’addaha Xuquuqda Aadamuhu Ka Gudbiyeen Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia

Muuqaalka Magaalada Mekelle ee Caasimada Gobolka Tigray ee Ethiopia Image File Araweelo News Network

Araweelo News Network.

Warbixintii Ugu Naxdinta Iyo Murrugada Badnayd Ee Hay’addaha Xuquuqda Aadamuhu Ka Gudbiyeen Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia

Mekelle Tigray (ANN)-Warbixin naxdin Iyo murrugo xanbaarsan oo ay shaaciyeen kooxaha xuquuqda Aadamaha, ayaa si weyn loogu soo bandhigay dhacdooyinkii  ugu Foosha xumaa ee dhanka xuquuqda Aadamaha ee ka dhacay Gobolka Tigray ee Dalka Ethiopia.  

Warbxintaa oo Idaacadda BBC, ay baahiyay, iyadoo soo xigganaysa qaar ka mid dadka lagula kacay tacadiyada Iyo gabood-falkaa, ayaa lagu shaaciyay tacadiyadii Iyo gabood-faladii ugu foosha xumaa oo Isugu Jira Kufsi, Jidh-dil Iyo boob bahalnimo iyo axmaqnimo ah oo ay sameeyeen Ciidamadda Ethiopia, kuwa Ereteria Iyo Malayshiyaadka ee Qaybta ka ah dagaalka ka dhanka Jabhada xoraynta dadka Tigray ee TPLF.

BBC oo ciwaan uga dhigtay  warbixintaa, ayaa tidhi, “Colaada Tigray: Awowgey ayaa lagu amray inuu i kufsado” .

Warbixinta oo dhammaystiran halkan hoose ka Akhri:

 

Colaada Tigray: Awowgey ayaa lagu amray inuu i kufsado

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post