X
    Categories: Warar

Warbixin Xaaladda Abaaraha Ee Bariga Somaliland Daawo: Khadar Maxamed Cakule

Araweelo News Network

Sanaag(ANN)Wariyayaasha ka socday wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland ee ka hawlgalayey xaalada abaareed ee ka taagan gobolada bari ee somaliland, ayaa warbixino muujinaya dhibaatada abaarta ka soo diray bariga fog ee Somaliland.

Warbixin amuurtaa ku saabsan waxa inoo hayo wariye Khadar Maxamed Cakule oo ka mid ah wariyayaasha ku sugan goboladaa.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post