X

Ukraine: Khasaarihii Ugu Cuslaa Ee La Gaadhsiiyo Ruushka

Duqaymaha lagu basiyay Warshadda Laydhka ee Ukraine, Image, Araweelo News Network, 31, Oct, 2022.

Araweelo News Network.

Donetsk (ANN)- Aqalka Ruushka looga taliyo ee Kremlin-ka, ayaa waajahaya dhaleecayn aan horay loo arag kaddib markii uu dhacay weerrarkii ugu dhimashada badnaa ee lagu qaado ciidamada Ruushka tan iyo markii uu bilowday dagaalka Ukraine.

 

Warbaahinta Maamulka Kyiv, iyo mareegaha Ruushka, ayaa ku andacoonaya in dhimashadu ay boqollaal gaadhayso, Wasaaradda Difaaca ee Ruushka, ayaa xaqiijisay in tirada dhimmashada.

Isniintii, waxay saraakiisha Wasaaradda Difaaca ee Ruushku sheegeen  in 63 askari lagaga dilay weerrarka, inkastoo baraha internetka ee Millateriga Ruushka iyo Ukraine ay sheegeen in dhimmashadu intaa ka badan tahay.

 

Kooxaha samatabbixinta ee Ruushka ayaa weli ka dhex baadi goobaya burburka maydadka kaddib markii Ukraine ay dhowr gantaal oo nooca Maraykanku bixiyay ee loo yaqaan HIMARS, lala beegsaday qayb ka mid ah magaalada ku taal gobolka qayb ahaan la haysto ee Donetsk ee bariga Ukraine.

Wararka qaar ayaa sheegaya in tirada dhimmashadu gaadhay markii 89, iyada oo Wasaaradda Difaaca ay ku eedaysay weerarka isticmaalka taleefoonnada gacanta ee Askarta Ruushka, taasoo ay sheegtay inay tahay mid lid ku ah mamnuucidda.

 

Weerrarkan, ayaa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu dhimmashada badnaa ee lagu qaado ciidamada Ruushka tan iyo markii uu dagaalku billowday Febeury sannadkii hore 2022.

Taliska sare ee Millateriga Ruushka, ayaa canbaareeeyay weerrarka, waxayna sheegeen inuu cawaaqib xun keenayo.

Dhinaca kale, khasaaraha culus ee Millateriga Ruushka ay ka gaysteen Salaasadii Tuulada Makiivka ee Ukraine, ayaa sababtaydhaleeceyn ka imanaysa wadaniyiinta Ruushka.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post