#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa usoo jeediyay gollaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland in baadhitaan lagu sameeyo Hay’addaha amaanka ee qaranka, marka ay soo baxaan waxyaabo shaki abuuraya.
Afhayeenka Xisbiga WADDANI, Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay dhacdooyiniii u danbeeyay Magaalada Hargeysa, isagoo ka digay in arrimaha ka socday Laascaanood aannay noqon kuwo loo soo wareejiyo Magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa.
Muuqaalkan ayuu kaga hadlay arrimahaa iyo kuwo kale.
https://www.facebook.com/100064041909623/videos/159592156952243
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com