X

Somaliland: Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Dhaliilo U Jeediyay Xukuumadda

Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiillada Somaliland ee Gobolka Awdal uga soo baxay xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, isla markaana ka mdi ah mudanayaasha ugu hadalka cad ee gollaha wakiillada, ayaa ku dhaliilay xukuumadda dad ay kasoo xidhay deegaanka uu kasoo jeedo ee laga soo doortay.

Xildhibaan Maxamed Abiib, Image Araweelo News Network, April 9, 2022.

Xildhibaan Maxamed Abiib, wuxuu arrinta xadhiga dadkaa ku tilmaamay mid ujeeddada laga leeyahay tahay in lagu cabidhiyo isaga, maadaama ay dadkaa oo sida uu sheegay si aan sharciga waafaqsanayn loo soo xidhay.

Arrimahaa iyo kuwo kale oo la xidhiidha dadka dhibaatadu kasoo gaadhay gubashada suuqa weyn ee Waaheen oo sida uu sheegay xilligan wadhan dooxa weyn ee Hargeysa hareerihisia, ayuu ku dhaliilay xukuuamdda Madaxweyne Biixi.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada hargeysa, wuxuu tilmaamay mushilado baddan oo taaggan, isagoo xukuumadda Madaxweyne Biixi ugu baaqay in ay wax ka qabato dhaliilaha uu tilaamamay.

Muuqaalkan ayuu kaga hadlay Xildhibaan Abiib arrimaha iyo kuwo kale.

Halkan Ka Daawo.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post