Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliland Xasan Aadan, ayaa ku dhawaaqay in xaddiga kiisaska kufsigu kor uga kaceen Dalka Somaliland marka loo eego tirada kiisaska kufsiga ee sanadkii hore.
Xeer Ilaliyaha guud ee Qaranka Somaliland, wuxuu sidaa ka sheegay kulan la xidhiidhay kor u qaadista tababar aqoon korodhsi ah oo loo qabtay qaar ka tirsan xeer ilaaliyayaasha Dalka. kulankaa oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.
Follow us: @Araweelonews on Twitter | Arraale M Jama
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com