X

#Somaliland: Wasiirka Xidhiidhka Gollayaasha Oo La Ganaaxay

Hargeysa (ANN)’-Gudidda Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka #Doorashooyinka Jamhuuriyadda #Somaliland  ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Wasiirka Wasaardda Xidhiidhka Golloyaasha iyo Arrimaha Dustuurka Cabdnaasair Muxumed Xasan Buuni.

Ka badan akhri: Sidee u codaynaysaa muwaadin fariintan ka boggo?
Halkan Riix:  Qaabka Codaynta Doorashooyinka

Wasiir Buuni, ayaa sidoo kale ah Afhayeenka Xisbiga KUMIYE, waxaana gudiddu ku sababeeyeen ganaaxa lagu riday. Kadib markii uu ku gefay Anshaxa nidaamka Doorashooyinka ee Olollaha.

Qoraalka ay soo saareen gudidu ayaa u dhignaa sidan:-

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post