X
    Categories: Warar

Somaliland: Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Oo Dib U Furay Dugsiga Farsamada Gacanta Hargeysa

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ee Magaalada Hargaysa ku shaacisay Munaasibad dib loogu furayo Dugsiga tababarka farsamada Gacanta oo Wasaaraddu hirgelisay.

Halkan Ka Daawo munaasibada dib loogu furay Dugsiga Farsamada Gacanta Hargeysa

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post