X

#Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Digniin Soo Saaray Xilli Loo Dhegtaagayo Natiijooyinka Laalan

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed 19 March 2020 Araweelo News Network

Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Amaanka Magaalada Hargeysa, ayaa aad loo adkeeyay, waxaana lagu wargeliyay murrashaxiinta sugaya natiijada in aan la ogolayn wax durbaano iyo dabaaldeg ah.

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta la had;lay gaalabta, isagoo ku sugan dhimaha wasaaradda ee Magaalada Hargeysa, wuxuu ka digay in la sameeyo dabaaldegyo.

Wasiirka, ayaa uga digay murrrashaxiinta ka dhursugaya natiijada weli laalan ee gollaha deeganka Hargeysa iyo gollaha Wakiilllada oo 20 Kursi ajh, iyadoo natiijooyinka Maroodi jeex iyo Degmada Hargeysa soo afjarayaan naawilaada dad baddan oo farta wadnaha ku haya, kuwaas oo sugaya natiijada aannay ogoyn waxay noqonayay ee ku laalan guddida doorashooyinka heer gobol iyo  heer degmo.

Dhinaca kale, waxa la arkayay ciiddanka amaanka oo ilaa maanta heegan la geliyay, iyadoo heegankii ay maalmahan doorashada ku jireen  si weyn loo laban laabay.

Natiijooyinka ku laalan Maroodijeex iyo Hargeysa, ayaa si weyn loogu dhegtaaagayaa, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda la shaaciyo.

Fadalan haddii la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post