X

Somaliland: Waa Sidee Xaaladda Saldhiyada Booliska

Araweelo News Network.

 Somaliland: Boolisku Maxay Ka Yidhaahdeen Warbixinta Lagaga Dayriyay Saldhiyada Iyo Xabsiyada Dalku?

Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANi, ayaa ka dayriyay dhowaan xaaladda xabsiyada Somaliland iyo saldhigyada oo ay sheegeen in baadhitaan ay sameeyeen kaddib kasoo saareen qaylo-dhaan ay kaga dayrinayaan nolosha xabsiyada qaarkood iyo saldhigyada.

Hase yeeshee Booliska Somaliland, ayaa maanta war kasoo saaray xaaladda Saldhigyada iyo qaabka nollosha iyo caafimaadka dadka ku jira.

AKHRI: Somaliland: Xisbiga WADDANI Ee Mucaaradka Oo Ka Dayriyay Xaaladda Xabsiyada Iyo Saldhigyada Dalka

Warbixinta ay saraakiisha Booliska Somaliland kaga hadlyaan arrinta Saldhyada, ayaa daba socota warbixinta ay Xisbiga WADDANI ee mucaaradku kasoo saareen 9 December 2020, xaaladda nollosha, caafimaadka iyo weliba qaabka loola dhaqmo maxaabiista oo koobanayd dhawr iyo toban bog, waxay ku sheegeen in ay kasoo ururiyeen 16 goobood oo isugu jira saldhigyo iyo xabsiyo ku yaal magaalooyinka Somaliland.

Halkan Ka Daawo Warbixinta Booliska ee Saldhigyada Dalka.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post