X

Somaliland: Shirkaddaha Laydhka Oo Kordhiyay Qiimaha Iyo Kommishanka Tamarta Oo Qoraal Kasoo Saaray

Xadhkaha Laydhka

Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Shirkaddaha Laydhaka ayaa kordhiyay qiimaha ay hore ugu bixin jireen Laydhka, kaddiib markii ay labada dhirkadood ee ugu waaweyn Tec-Telesom Iyo SomPawer ee Laydhka siiya Magaaladda Hargeysa ku heshiiyeen in ay kordhiyaan qiimaha.

Labada shirkadood ee Tec-Telesom Iyo SomPawer, ayaa ku heshiiyay in ay qiimaha halkii Unit ee Laydhka lagu kordhiyo$0.30, halka markii hore Unit-kii ahaa $0.50, taas oo hadda ka dhigaysa qiimaha halkii Unit $0.84,

Shirkaddaha Laydhka, ayaa sidoo kale qiimaha Laydhka dhowaan ku kordhiyay Magaaladda Berbera, waxayna halkii Unit ku kordhiyeen $019, halkii markii hore ahaa halkii Unit $0.30, taas oo ka dhigaysa hadda halkii Unit  $0.49.

Hase yeeshee Kommishanka Tamarta ayaa qoraal ay soo saareen ki sheegay in aannay in shirkadduhu ku tallaabsan qiime cusub oo ay ku kordhiyaan Laydhka ilaa heshiis laga gaadhayo.

Qoraalka ay soo saareen Kommishanka Laydhka oo uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Kommishanka Tamarta, ayaa u qornaa sidan:-

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post