#Araweelo_News_Network.
Burco (ANN)-Salaadiinta Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka Beellaha Habarjeclo, ayaa soo saaray qodobo kasoo baxay shirka maalmihii u danbeeyay uga socday Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Shirka ayaa ahaa mid si weyn loogu dheg-taagayay oo guddaha Somaliland, mandaqada geeska Afrika iyo meelo kale oo dunida ah laga danaynayay, iyadoo isha lagu hayay, isla markaana dheggaha loo taagayay go’aamada kasoo baxaya shirka Beellaha Habarjeclo oo kusoo beegmay xilli xaasaasi ah oo ay gobolka ka jiraan collaado iyo khilaafyo siyaasadeed.
Gebagebadii shirka oo maanta oo ku beegan Saalasa Nov 28, 2023, ayaa laga soo saaray qodobo saamayn ku yeelanaya xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland iyo wacyiga ka taagan gobolka, qodobada kasoo baxay shirka ee lagu dhawaaqay oo qoraal ahaan iyo muuqaal ahaan ay heleen Shabakaddaha Araweelo News Network, ayaa ahaa sidan:-
Nuqulka Qodobada oo Qoran halkan ka akhri:
Muuqaalka shaacinta qodobada halkan ka Daawo.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com