#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah Culimada ugu caansan Soomaalida, ayaa si cilmiyaysan uga hadlay Heshiiska dawladda Ethiopia la gashay Xukuumadda Somaliland ee 1 Jan Madaxweyne Biixi iyo Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed Addis Ababa ku kala saxeexdeen Is-afgaradka.
Heshiiska Is-Afgaradka ah (MOU),oo Somaliland ku siinayso Bad dawladda Ethiopia, ayaa abuuray xiisad siyaasadeed iyo xaallado muujinaya dareen diidmo oo Mawjado ah, iyadoo Guddaha Somaliland iyo geyiga Soomaalida laga muujiyay cadha xooggan oo kicisay mudaharaadyo ka dhacay Magaalooyinka Somaliland qaarkood.
Muuqaalkan ka Daawo Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka hadlaya Heshiiska iyo Kahtarta uu Leeyahay.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.
info@araweelonews.com