X

Somaliland: Sheekh Ka Digay Qisooyin Kuwii Reer Qooma Luud Ah Oo Hargeysa Kusoo Badanaya

Araweelo News Network.

“Gabadh Baa Ii Sheegtay Nin Leh “Annigaa Afartan Qaba”Sheekh Cabdiraxmaan

 

#Somaliland: Sheekh Ka Digay Qisooyin Kuwii Reer Qooma Luud Ah Oo Hargeysa Kusoo Badanaya

Hargeysa(ANN)-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo kam mid ah Culimada Magaalada haregysa, ayaa ka digay dhaqamada fooosha xun ee kusoo kordhaya geyiga Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa, wuxuuna ka waramay kiisas la xidhiidha fawaaxishkaa oo looga waranay.

“Haddii aan dhaqamada qooma-luud ee soo badanaya aynaan ka hadlin oo iska qaban, dawlad iyo shiciba, waxa iman doonta maalin lala qabsado oo aan wax weyn loo arkin,  waxa innagu soo kordhaya dadka dibaddaha ka imanaya qaar badan oo ka mdi ah waxay xanbaarsan yihiin afraar aan la mahadin doonin cidhteeda iyo cawaaqibkeeda.” Ayuu yidhi, Sheekh Cabdiraxmaan oo qudbadii Jimcaha maanta ka hadlay Masjidka uu khadiibka ka yahay ee Magaalada Hargeysa.

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post