X

#Somaliland Qaraar La Xidhiidha Xeerarka Doorashooyinka Oo Kasoo Baxay Maxkamadda Dastuuriga

 

 

#Araweelo_News_Network

Hargeysa(ANN)- Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland, ayaa soo saartay Qaraar lagu daadafaynayo qaar ka mid ah qodobada wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerarka doorashooyonka Somaliland ee dhowaan labada golle ee Wakiillada iyo Guurtidu u gudbiyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Maxkamadda oo soo saartay qaraar lix bog ka kooban, ayaa sheegtay in kaddib markii ay heshay arji dacwad ah oo Xeer-Ilaalinta Qaranku usoo gudbisay, oo ku taariikhaysan 4 March 2024, isla markaana Maxkamadda Dastuuriga ah ka dalbatay innay tafsiir sharci ka bixiso wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerka Guud ee doorashooyinka iyo diiwaangelinta gaar ahaan qodobka 93aad Faqradiisa 5aad, taas oo Maxakamaddu ku sheegtay qaraarkeedu in aannu waafaqsanayn Dastuurka qaranka.

Qaraarka Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland, soo saartay Khamiis 7 March, 2024, oo shebakaddaha Araweelo_News_Network heshay, ayaa  go’aanka lasoo raaciyay asbaabaha loo cuskaday iyo waafaqsanaan la’aanta dastuurka ayaa u dhignaa sidan:

 

https://usercontent.one/wp/www.araweelonews.com/wp-content/uploads/2024/03/Qaraarka-Maxkamadda-Dastuuriga-ee-Somaliland-XLr-91.-2023-qodobka-93-araweelonews.pdf

 

 

#Araweelo_News_Network.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post