X
    Categories: Warar

Somaliland Oo Safaarad Cusub Ka Furatay Ethiopia

Addis Ababa(ANN)Dawlada S/land ayaa maanta safaarad cusub ka furay xarunta dalka Itoobiya ee Addis-ababa’  iyadoo ay munaasabada furitaanka ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda oo uu horkacayaan Gudoomiyaha golaha wakiilada Md cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi iyo gudoomiye ku xigeenkiisa Baashe Maxamed faarax oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan Xukuumada iyo Golayaasha kale ee qaranka muddo todobaad ahna tababar aqoon korodhsi ah oo ku saabsan maamul wanaaga ku qaadanayey Dalka itoobiya.

Somaliland’ waxay hire ugu Lahayd dalka Ethiopia kaas aha a xafiis ganacsi’ balse ku magcawnaa safaarad, isla markaana qabanayay dhamàan hawlaha safaarada. Sidaa awgeed lama sheegin wuxuu xafiiska cusub eye safaaradu kaga duwanyahay kii hore uga furnaa halkaa.

Halkan ka daawo furitaanka xafiiska cusub we safaaradda Somaliland Riix

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post