X

Somaliland: Munaasibadda Caalamiga Ah Ee HBF Iyo Khudbadii Xanbaarsanayd Ujeeddada Bandhiga Ee Prof Siciid Saalax

Munaasibadda 15aad ee Bandhiga Buuggaga Hargiesa Book Fair, Image Araweelo News Network, 23 July 2022@Somaliland Hargeysa.

Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Furitaanka Munaasibadda sannadlaha ah ee xarunta Dhaqanka Hargeysa oo ah mid sannad walba la qabato, waxay si weyn u iftiimisay qaabka ay qadiyada Somaliland uga iibiso calamka, iyadoo la marayo bandhiga Buuggaagta ee lagu soo bandhigo munaasibadda.

Laxidhiidha: Somaliland: Hargiesa Book Fair Munaasibadda Caalamiga Ah Oo Noqotay Fariinta Xanbaarta Qadiyada Aqoonsiga

 sannadkan munaasibadii shan iyo tobnaad ee bandhiga Caalamiga ah ee Buuggaagta Hargeysa “Book Fair”,  ayaa Sabtidii 23 July 2022, lagu qabatay xarunta dhaqanka ee Magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa.

Maddasha, ayaa noqtay mid laysku arkay oo muujisay ahmiyada ay xanbaarsantahay iyo doorka ay ka qaadan karto qadiyada aqoonsiga ay raadinay Jamhuuriyadda Somaliland ee baarka ka jartay 31-ka sannadood, balse aan weli dunida ka helin garawshiiyo.

Sannadkan Hal-ku-dhega ayaa loo qaatay weedha miisaanka weyn ee ‘WADA-JIR’, taas oo ka turjumay ahmiyada iskaashiga iyo isku duubnidu u leedahay Aadamaha, isagoo qoraaga Prof. Siciid Saalax oo ka mid ah Odayaasha tiirarka ay ku taagantahay xaruntu sharaxaad dheer ka bixiyay ahmiyada ay leedahay weedha sannadkan loo qaatay hal-ku-dhega, halka ay kaga jirto Afka Soomaalida iyo Afafka kale ee qalaad.

Muuqaalkan Ka Daawo.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

araweelonews.tumblr.com

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post