X

Somaliland; Munaasibada Xuska 26Jun Oo Qasriga Madaxtooyadda Ka Socota Toos U Daawo

Araweelo News Network.

Somaliland; Munaasibada 26Jun Toos U Daawo

Hargeysa(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu xusayo sanadguuradii 61aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyada qadaatay Boqortooyadii mIdawday 26 Jun 1950-kii, ayaa caawa laga xusay Somaliland.

Qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa xaflad loogu dabaaldegayo xuska maalinta xorriyadda lagu qabtay caawa oo ku beegan habeenkii geriyiga dhulka Soomaalidu degto laga saaray caalnkii u horeeyay xorriyadda 26 Jun 1960.

Munaasibada xuska oo socota Madaxtooyadda Somaliland, waxaad si toos ah uga daawan kartaa Shebekaddaha Araweelo News Network.

Halkan ka Daawo toos.

 

 

Please share with your friends the news and information provided by the networks Araweelo News Network.

 

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post