X
    Categories: Warar

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Waddada Isku Xidha Ceergaabo Iyo Burco Daawo

Madaxweyne Muuse Biixi oo kormeeray waddada Ceergaabo 25 Nov 2018.

 

Ceel-Afweyn (ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo booqashada uu ku marayo gobolada Bariga Somaliland ku guda jira, ayaa kormeeray Waddada dhismeheedu socdo ee isku xidha Ceergaabo iyo Burco.

 

Halkan Ka Daawo Kormeerka Madaxweynaha ee Waddada

.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post