“Laascaanood Maanta iyadaa Nabad u Baahan, Waxa Kusoo Duulay Puntland. Weliba Waxa Jooga Al-shabaab” Madaxweyne Biixi
#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladdihii ugu danbeeyay ee Magaalada Laascaanood ee collaaddu ka aloosnayd dhawrkii bilood ee u danbeeyay iyo mawqifka xukuumadda ee xilligan.
Madaxweynuhu wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale kusoo qaaday khudbad uu ka jeediyay munaasibadda sannad-guurada 63aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay Boqortooyaddii Midawday ee Britain 26 Jun 1960.
Muuqaalkan Ka Daawo Khubada Madaxweynaha
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com